Skip to main content Skip to navigation
  • We speak English

  • Hablamos español

  • Peb hais lus Hmoob

  • Waxaan ku hadalnaa luqada Soomaaliga

  • Chúng tôi nói tiếng việt

651.489.2273
Donate

Ballantaada Kadib

Soo gudbi Dukumeentiyadaada ay Codsatay Hagaha Portico

Isticmaal nidaamka raritaanka dukumeentiyada sugan si aad u soo gudbiso dukumeentiyada loo baahan yahay si aad u dhamaystirto nidaamka codsigaaga.

Soo gudbin Dukumeentiyo

Ka fiiri Boostadaada Cusooneysiimo Muhiim ah

Ka fiiri boostadaada wixii ku soo kordha wararka muhiimka ah ee dagmadaada ama Waaxda Adeegyada Aadanaha ee Minnesota. Hagahaaga Portico MNsure ayaa kula soo xiriiri doona macluumaad kasta oo aan helno.

Mar dambe uma qalantid Medical Assistance ama Daboolista MinnesotaCare?

Waan kaa caawin karnaa inaad fahamto u-qalmitaankaaga dhammaan xulashooyinka ceymiska caafimaadka ee laga heli karo MNsure oo ay ku jiraan Medical Assistance, MinnesotaCare iyo Qorshayaal Caafimaad oo Tayo leh oo aad ka helayso Suuqa MNsure.

Ballan ka qabso onleenka ama naga soo wac 651.489.2273 si laguu caawiyo.

Ka yeel Bulshadaada mid Daboolan

Macluumaad la wadaag asxaabtaada iyo qoyskaaga si aad uga caawiso iney isdiiwaangeliyaan oo ay heystaan ceymiskooda caafimaad. Hagayaashsa Portico MNsure ayaa bixiya kaalmada diiwaangalinta ceymiska caafimaadka dhammaan reer Minnesota.

La wadaag Facebook