Skip to main content Skip to navigation
  • We speak English

  • Hablamos español

  • Peb hais lus Hmoob

  • Waxaan ku hadalnaa luqada Soomaaliga

  • Chúng tôi nói tiếng việt

651.489.2273
Donate

Casharka 6: Ogaysiisyada Fahamka

Casharkaani wuxuu dib u eegayaa ogeysiisyada muhiimka ah ee laga yaabo inaad ku hesho boostada kadib marka aad codsato caymiska caafimaadka MNsure.

Macluumaadkan waxaa lagu heli karaa luuqadaha soo socda::

ENGLISH

ESPAÑOL

Tiếng Việt

Somali

Lus Hmoob

« Ku laabo Dhamaan Casharada

La-tashiga Tababaraha Caafimaadka

Ma raadinaysaa taageero dheeraad ah mid ka mid ah mawduucyada casharrada sare?

La kulan Tababaraha Caafimaadka Portico si aad u hesho caawimo mid-ka-mid ah oo ku saabsan caymiskaaga iyo su’aalahaaga daryeelka caafimaadka.

Schedule a health coach consultation

Ama naga soo wac 651.489.2273 

Portico Healthnet waxay taageero ka heshay Sanduuqa Saamaynta Bulshada ee Wadnaha Maraykanka.